Coronavirus oo saameeyey Qoyska Boqortooyada Sacuudiga & Bin Salman & aabihiis oo..

Qoyska Boqortooyada Sacuudiga ayaa la sheegay inuu saameyn weyn ku yeeshay cudurka Coronavirus, kadib markii uu ku dhacay tobanaan ka mida qoyskaasi Reer C/casiis Al-sacuud. Sida uu qoray wargeyska caanka ah ee New York Times wuxuu cudurka coronavirus ku dhacay xubno ka mida QoysKa Boqortooyada Sacuudiga, iyadoo ay qaadaeen in ku dhow 150 qof oo … Continue reading Coronavirus oo saameeyey Qoyska Boqortooyada Sacuudiga & Bin Salman & aabihiis oo..